|
Maanso(Wareerkii Baa Umulay!!! |
asc wr wb salaantaas islaamka kadib hadii aan waxoogaa kasii iftiimiyo ujeedka maansadan iyo qaabka ay ku khilaafsan tahay maansooyinka kale waxaan odhan karaa, maansadu waa mid lamida maansooyinka kale dhinaca qaafiyada cod boqorkuna xaga danbe ayuu markastaba kasoo galayaa maansadu waxay kaga duwan tahay kuwa kale waxa weeyi in uu tuduc walba lagaar yahay kalmado isku sar go,an xaraf kaliyana ka adeegayo amaaba sikale aan udhigee laba jeer kusoo noqonayo, tusaale ahaan saddexda tuduc ee ugu horeeya waxaa markastaba xaga hore kaga jira kalmada isku sargo,an xarafka (r)aw laba jeer halkii kalmadaba kasoo galayo tuducyada kalana xuruuf ka duwan ayaa sidaasoo kale ka adeegaya taasi wa mid. ujeedada labaad marka laga tago qaab miisaaneedkaas hordhaca u,ah ikhtiraac noqon doona waji kucusub suugaanta ayaa wajigeeda kale xambaarsan tahay waano iyo farku fiiqid arimaha dalabta leh ee bulsha waynta soomaaliyeed cagta kula jirto rabi hasoo kala saaree maansadu qaafiyad ahaan way dhawran tahay macna ahaan wixii qalada waa naftayda iyo shaydaan wixii saxana rabi ayay u,ahaatay
Wareerkiibaa umulayBaraarkiibaa isdilayBaroortiibaa itidhiBareeruhu wuu idilayAraartii idhi adeegAroortu intayna imanKharaarku intuuna dhalanDarroorku intuu I,odhanDaruurta anaa ceshaniSaruuro intay jirtaaShuruur laga aamin yahayShareer as-turaad noqdaaNaruurana ay urtaaCaruurtuna oonbaxdaaKaraar isdilbuu dhashaaMaroorkuna wuu ogyahayFaruur isagaa usidaQaraar isagaa ka helaDharaarna xishood u,aragDhareerna udaadsha qoriQaraarna ka dheefa udugQaraarka dhexgeeya oodBadhaadhuu uunku rabayBadheedhaa taa inkirayMadheedhkuu eebe dhigayHadhuudhka intaa ka badanMudhuudhba ayaa lasugayAsaaskii diinta wadayBasaaskaa ani kuduminRasaasna uqaatay taaLasees umadii ka kicinLusuus weeyine ogowCasuuska ayuu dhammaCasiiskuse taa ma odhanAfaaf nabad uu nacaaAfeef dhigta baan u,odhanAfuufna ka dhaha axmaarHafeefta afuufa taalKhafiifiya iinta taalSufuufta istaag ku galaCalooshu ayay ahaanWalaalka dilkii adeeg c/fataax daahir cige
This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it
cairo |