|
maanso la Magacbaxday magac dumar |
|
|
|
|
Written by Administrator
|
|
Friday, 16 May 2008 |
Maansadan waxaa layidhaa magac dumar waxaan ugu bixiyay magacan waxa weeyi waxaan ku ururiyay kaliya magc dumar intii aan awooday nasiib wanaag habeen habeenada kamida aniga oo ufadhiya qoraal aan ku qorayay computerka ayaa waxa iisuurta gashay inaan yara daalacdo bogaga internetka qaybaha suugaanta walaalkii soo ururshay magacdan oo inta badan aanan garanayn laakiinse aan ujeclaystay markii aan arkay inuu kutilmaamay magac dumar oo aan inagu leenahay lana bixi jirnay laakiinse hada aad moodo badidoodu inay lumeen magacdan runtii aad ayay iiga yaabiyeen qarkood horayna uma maqal kolay magacda qaarkood waxaa laga yaabaa inay dhaliil leeyihiin qaarna amaan yihiin taasna waa wax dabiiciya oo magacu noockasta ayuu yeelan karaa markaas hadii aad ka aragtaan magacyo dhegtiinu jeclaysan waydo maqalkooda amaaba aad u.aragtaan inayna ahaynba afsoomaali ee ay tahay cay loola badheedhay waan ka cudur daaranayaa magacyadan kolkii aan arkay waxaan jeclaystay inaan qaab maanso ubedelo si,ay ufududaato xifdintoodu akhrintooda looga daalin waxaa kale oo aan aaminsan ahay inay jiraan magacyo ka wanaagsan kana badan laakiinse hada intii aan qoraal ku helnay uunbaan inii soogudbiyay maansadii magc dumar Magac dumar
Hidaheena maan dhiginMaansada madhaawicinInaan muuja hadalkay Maskaxdayda tuujiyoMaankayga dhaladkaaAnkurogo miftaaxeeHadan marinka seegoonMagacyada aan soowadoUmab suudi waydiinHa miciinsan shaydaanDadku wa isku muuq gabiMidhahaase kala guraMurti sheegan maayeeIla maqal bal taydanaMar waxaan kufaanaaAbshiray mar tahayooAbyanbaa ah magac dumarAfraxaa ah magac dumarMarna waa ammaanooAmranbaa ah magac dumarAraweelo waa umagacArdo waa umagacooArliyaa ah magac dumarAshkiraa ah magac dumarAskaraa ah magac dumarAxadaa ah magac dumarBariidaa ah magac dumarBarkhadaa ah magac dumarBaahila ah magac dumarBaarbaa ah magac dumarBarnibaa ah magac dumarBarwaaqaa ah magac dumarBasra waa umagacooBaxsan baa ah magac dumarBaydanbaa ah magac dumarBeegsan baa ah magac dumarBeerlula ah magac dumarBiciidaa ah magac dumarBilanbaa ah magac dumarBishaaraa ah magac dumarBullo waa midkale ooBuneybaa ah magac dumarBuuxo wa umagac bixisTagsanbaa ah magac dumarTalisaa umadaoxoTawlanbaa ah magac dumarTigaada umagacooTimiraa ah magac dumarTiriigaa ah magac dumarTisqaad baa ah magac dumarToolmoon midba ooToosan baa ah magac dumarTooxaybaa ah magac dumarTusmo magacsan weeyeeMidna jalaqsan weeyanJamaadbaa ah magac dumarMidna waa jawaahiraJeegaan midbaa ooJohro waa umagac bixisJoogdheer anaa miranXaadsan baa ah magac dumarXaalibaa ah magac dumarXadiyaa ah magac dumarXalwo waa umagac bixisXamaraa ah magac dumarXareedaa ah magac dumarXiisanba ah magac dumarXirsiyaa ah magac dumarxoriyaa ah magac dumarxukun baa ah magac dumarkhadraa waa umagac bixiskhaladla, ah magac dumarkhayratana midbaan odhandaado waa umagac bixisdaaho waa umagac bixisdaawad baa ah magac dumardahabaa ah magac dumardarmaan baa ah magac dumardaruuraa ah magac dumardawo waa umagac bixisdayaxaa ah magac dumardaynabaa ah magac dumar.Deeqa ah magac dumarDegan baa ah magac dumarDegmo waa umagac bixisDihinbaa ah magac dumarDiidanbaa ah magac dumarDiiranbaa ah magac dumarDiraaca ah magac dumarDoonbiraa ah magac dumarDuco waa umagac bixisDuda waa umagac bixisDugsoon baa ah magac dumarDulman waa lamiidhaaRaagsan baa ah magac dumarRaaliyaa ah magac dumarRaaqiyaaah magac dumarRaxaa ah magac dumarRashiidaa h magac dumarReemaa ah magac dumarMidna roobo weeyaanRoonbaa ah magac dumarRumaanbaa ah magac dumarRuunbaa ah magac dumarSaadaa ah magac dumarSaafiba ah magac dumarSaaqaa ah magac dumarSacaadaa ah magac dumarSagalbaa ah magac dumarSahwibaa ah magac dumarsalaadaa ah magac dumarsaluglaa ah magac dumarsama wada ah magac dumarsareeda ah magac dumarsaxansaxa midkale idhisaxarlaa ah magac dumarSimanbaa ah magac dumarSoohan waa umagac bixisSubkanbaa ah magac dumarSuleekhaa umagacooSulubaa ah magac dumarSuubaanbaa ah magac dumarShaadiraa ah magac dumarShacni baa ah magac dumarShamadaa ah magac dumarShankaroon mid weeyooShaqlanbaa ah magac dumarSheeganbaa ah magac dumarShifo waa umagac bixisShoobo wa umagac bixisShumay waa umagac bixisShuunbaa ah magac dumarDhaadsanbaa ah magac dumarMidna dhaayo weeyaanMidna waa dhalaalooDheehaa umagacooDhiiranbaa ah magac dumarDhiman waa umagac bixisDhoofo waa umagac bixisDhool waa umagac bixisDhoor wayn mid weeyaanDhudibaa ah magac dumarDhuuban waa umagac bixisDhuulo waa umagacooDhuuxaa ah magac dumarCaanood mid weeyooCabbanbaa ah magac dumarCadarbaa ah magac dumarCaddaybaa ah magac dumarCajabaa ah magac dumarCalasaa ah magac dumarCanabaa ah magac dumarCanbaraa ah magac dumarCarfoon baa ah magac dumarCartamaa ah magac waynCarwo waa umagac bixisCasaybaa ah magac dumarCawilaa ah magac dumarCawo waa umagacooCawrala ah magac waynCaynabaa ah magac dumarCeeblaa ah m,agac dumarCibaada ah magac dumarCiilaa ah magac dumarCiiltiraa ah magac dumarCosobaa ah magac dumarCubtanbaa ah magac dumarCudbibaa ah magac dumarCuddoonbaa ah magac dumarCuganbaa ah magac dumarCulanbaa ah magac dumarCuddoonbaa ah magac dumarFalisbaa ah magac dumarFalxada ah magac dumarFanaxlayna waa umagacFaraxbaa ah magac dumarFariidaa ah magac dumarFarxadaa ah magac dumarFarxiyaa ah magac dumarFaynuus waa midood kaleFiidaa ah magac dumarFiladbaa ah magac dumarFilsanbaa ah magac dumarFoosba ah magac dumarFarduusaa umagac wacanKaabo waa umagacooKaadsoon mid weeyooKaafiyaa ah magac dumarKaahaa ah magac dumarKaruuraa ah magac dumarKinsibaa ah magac dumarKoosbaa ah magac dumarKorraad baa ah magac dumarLaacanbaa ah magac dumarLacagaa ah magac dumarLadanbaa ah magac dumarLeexaa ah magac dumarLisanbaa ah magac dumarLuulbaa ah magac dumarMako waa umagac bixisMadiinaa ah magac bixisMaandeeqna wa magacMaana ah magac dumarMacay baa ah magac dumarMagoolbaa ah magac dumarMalabaa ah magac dumarMarkabaa ah magac dumarMarwo waan ubixinaaMiido waan ubixinaaMulaaxaa ah magac dumarMuraayaa ah magac dumarMurriyaa ah magac dumarNaadiya h magac dumarNaado waa umagac bixisNafiisa h magac dumarNagaadaa h magac dumarNaganbaa ah magac dumarNaqo waa umagacooNaruuraa umagacooNasteexa umagacoooNuurtaa ah magac dumarWacanba ah magac dumarWanaag baa ah magac dumarWarfogbaa ah magac dumarWarisbaa ah magac dumarWarlabaa ah magac dumarWarmoogba ah magac dumarWar roonbaa ah magac dumarWarsan baa ah magac dumarWiilaa ah magac dumarHabban ba ah magac dumarHabboonbaa ah magac dumarHabsamaan mid weeyooHagalna mid weeyoHalganba ah magac dumarHaweeyaa h magac dumarHeegaa ah magac dumarHibaaqbaa ah magac dumarHibo waa umagacooHiddo waa umagacooHillaacbaa ah magac dumarHiro waa umagacooHodanbaa ah magac dumarHogalbaa ah magac dumarHooban mid kale idhiHoodaa ah magac dumarHufanbaa ah magac dumarHuryabaa ah mgac dumarYusurba ah magac dumarYuusaa ah magac dumarYaasmiin mid kale idhiIdilbaa ah maac dumarIdmanbaa ah magac dumarIftiima ah magac dumarIidaa ah magac dumarIimaan midkale idhiIlroonbaa ah magac dumarIlbaad baa ah magac dumarIndhadeeq waa magacIndhawroona wa magacIshaarana midkale idhiIsirba ah magac dumarIsmoogbaa ah magac dumarIsniina ah magac dumar.Misna wa istaahileOgaalbaa ah magac dumarUbaxba ah magac dumarUbbolacaga mid kale idhiUdgoonbaa ah magac dumarUgaasaa ah magac dumarc/fataax daahir cige
This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it
cairo |